Dil argagax leh oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho

Dil naxdin leh ayaa maanta ka dhacay Xaafada Sarkuusta ee duleedka Magaalada Muqdisho, kadib markii ay nin uu Guri ku xirtay kadibna uu Mindi ku jarjaray xaaskiisa Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Calas Geelle Salaad ayaa la sheegay in xaaska uu dilka kula kacay ay u dhashay Afar Carruur ah. Dadka degaanka ayaa sheegay in … Continue reading Dil argagax leh oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho